Dowlada Soomaaliya oo Xil u magacawday Fanaanka Caanka ah ee Nimcaan Hilaac

Wareegto ka soo baxday Xafiiska Wasiirka warfaafinta Xukuumada Soomaaliya, Mudane, Maxamed Cabdi Xayir (Maareeye) ayaa loogu ogolaaday fanaanka caanka ah ee Nimcaan Hilaac in uu kamid noqdo hoobalada Qaranka ee Waabari. Wasiirka Warfaafinta Soomaaliya Wareegtada xafiiskiisa kasoo baxday ayaa sidoo kale Fanaanka Nimcaan C/raxmaan Xasan, loogu Magacaabay in uu noqdo, Agaasimaha wax soo saarka iyo … Continue reading Dowlada Soomaaliya oo Xil u magacawday Fanaanka Caanka ah ee Nimcaan Hilaac